(Akhriso) Jubbaland oo War ka soo saartay go’aanadii ka soo baxay shirkii Garowe

Maamulka Jubbaland ayaa taageero u muujiyey War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Wadatashiga Puntland ee shalay lagu soo gebagebeeyey Garowe. War-Saxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaasi uu ahaa mid looga hadlay waxyaabo dan u ah Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Puntland. Labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland ayaa ah isku … Continue reading (Akhriso) Jubbaland oo War ka soo saartay go’aanadii ka soo baxay shirkii Garowe